YAA CAAWINAAYA?

0
871

Waxaa laga codsanayaa Bulshaweynta Qayba-heeda kala duwan inay kasoo qayb qaataan Caawinta Qoys ay Dhibaato xoogani lasoo daristay.

  1. Hooyo Da’ ah oo da’deedu aad u weyn tahay , wehelna ay u yihiin laba Wiil oo ay dhashay oo iyaguna Maskaxda ka xanuusanaya.
  2. Waxay LABADA Wiil ee xanuusanayaa Gubeen hoygii ay ku jireen oo ahaa aqal Somali .
  3. Waxay hadda Labadii Wiil ee Xanuusanaayey iyo Hooyadii Dhashay ku sugan yihiin Dibed yaal waxayna meel banana kula sugan yihiin Dhaxantaa aynu arkayno .

Sidaa darted,  cidii wax  hor marsanaysa maalinta labaahan yahay Lasoo xidhiidha uguna soo hagaajiya:

ZAAD: 4425395           E-DAHB: 9105650

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here