Xukuumadda Soomaaliya Oo Walaac Ka Muujisay Xiisada Colaadeed Ee Ka Taagan Dalka Suudaan

0
198

Xukuumadda Soomaaliya Oo Walaac Ka Muujisay Xiisada Colaadeed Ee Ka Taagan Dalka Suudaan

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xumuudda Soomaaliya waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaacsan tahay isku–dhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada iyo Xoogagga Birmadka Deg-degga ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Suudaan.

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh dirirta in ay si deg deg ah u joojiyaan colaadda, isla markaana ay is xakameeyaan, ayna guda-galaan wadahadal lagu xalinayo khilaafka si loo dhowro amniga iyo xasiloonida siyaasadeed.

Qoraal kooban oo ka soo baxay Wasaarada Arimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ee looga hadlay Iskudhacyada dalka Suudaan aya u qornaa sidan: