Xildhibaan Cali Mareexaan oo Ku Margaday Su,aalihii Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.

0
756

Xildhibaan Cali Mareexaan oo Ku Margaday Su,aalihii Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.
Ifraax Cawaale guhaad..Lodon Uk.

Dood telifishanka HCTV u qabtay qaar ka mida xildhibaanada  gollaha wakiilada oo ay ka mid yihiin Cali Mareexaan iyo Siciid Cilmi
ayaa xildhibaanka muxaafidka ahi ku margaday inuu  iska difaaco xildhibaan Mucaaridka Siciid Cilmi Rooble,oo kabaha la durmay,
islamarkaana ka jawaabi kari waayay  su,aal si weyn laysku waydiiyo,taas oo ahayd Cali mareexaan waxaanu isku nahay xildhibaano,
isku mushahar ah,ma ganacsade, maaha nin Kulmiye ka hor la yaqaanay,bal xagee ka keenay gaadhiga uu maalinta siiyo reeriisa,iyo
guryaha waaweyn ee uu ka dhistay Hargaysa,ana waxaan ku jiraa Guri Kirro ah.

Jawaabta Su,aashan ayaa ka soo bixi kariwayday  Xildhibaan Cali Mareexaan.Aaa.Aaa…waxayna jawaabta Cali cadaysay in uu yahay

Xildhibaanka ugu Musuq badan Gollaha wakiilada,kun dhex milay Musuqmaasaaq Kooxda Madaxtooyad,islamarkaana loo hooska dhiibo lacagta

uu baabuurta ku iibiyo,xataa lacagtaa ooma dhiibo xildhibaanada ay isku beesha yihiin ee degaanadaas ka soo wada baxeen.

Xildhibaanada Beesha bariga Burco ka soo baxay,Intooda Badan way ka caan san yihiin Cali Mareexaan oo ka Aqoon
badan yihiin,waayo Cali Wxa uu Bakhaar u hayay Ganacsade Carab Hays waalin,marna waxa uu darawal ka ahaa gawaadhiida xamuulka ee u baxa Degaanka Bali weyn

ee uu ka soo jeedo.Xildhibaan Cali Mareexaan Waxa uu Ka mid yahay kuwa dilay Magacii iyo haybadii Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ee Ka dhigay
in dawladii Siilaanyo laba sanno gudahood bulshadu ku nacdo ee lagaga hor yimaado.

Xildhibaan Cali Mareex  allayle Cashar lama ilaawaana ayuu kuu dhigay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ah Aftahan,illahay Codkarnimo ku manaystay.

Ifraax Cawaale guhaad..Lodon Uk.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here