Xaglo Toosiye Waa Geesi Ka Soo Baxay Sland Ama Sool.Halaga Daayo Xag,Xagashada

0
837

ASC dhamaan shacabka somaliland ayaamahan waxaynu arkaynay xildhibaano iyo
siyaasiyiin isku caayaya media waliba qolada sool ka dib markii xaglo waraysi siiyey
tvga sland uu kaga hadlayo doorashada hadaba gari ilaahay bay taqaanaaye maxaa
ninka dhakool la yiraahdo ka cadhaysiiyey hadii uu yiri waa in doorasho dhacadaa
dhamaan sland is xanbaarna ma rabno ama koonto umad baanu nahay dad baanu
leenahay dalkaanu wax ku leenahay waa in degaankayaga si xora looga soo doortaa
cid umada matasha oo u hadli karta oo ay soo doorteen maxaa ku jaban ISXANBAAR
ayuu ka xanaaqay dhakoolow ma doorasho ayaad ku timi mise adigoo ordaya ayaad
hargaysa timi oo tidhi cidaas baan matalaa sidaas baad ku timi mana rabtid horumarka
dalka iyo dadkaaga inaad halkaa fadhido ayaad rabtaa waa runoo dadka uma tegi kartid waxna umaad qaban
kumayna soo dooran xaglo waxba ma dhimin runtiina si NACASNIMO ah ayaad u hadashay
waxaad tidhi dad buu laayey waliba lagu dalacsiiyey ninku waa kii wax gala waxna guda
cid uu gacantiisa ku dilay ma jirto mana cadaynaysid isagaaba horena dadka wax ugu qabtay sida
magaca uu kula baxay adiguse dhakool baad tahay aan waxna kala ogeyn waxaad tidhi
waa sakhraan waa ciyaala suuq subxaanalah adeer hadalkaa xaal ka bixi
umadaa barigana sidaa kuma aanu aqoon rag hadal yaqaana oo jawaab hufan bixiya weeye

xaglo tosiye waxan lee yahay haw jawaabin hadalkaa ha ka jawaabin somaliland
waxay kuu hayaan abaal waxaad tahay nin karameed waxaana cadaynaysa halka
aad maanta joogto iyo madaxweynaha qaranka oo ah nin u saaxiiba caqli
garanayana ninka wax ah iyo ka aan waxba ahayn oo aad markasta dhinaciisa fadhido
intaas baa mataal noogu filan aragtidaada iyo aqoontaada nina afkisa lagama xaal siiyo
madaxaaanad lahayna mijirkiis laysma saaro

ka daroo dibi dhal waxan halkan isna ka canbaaraynayaa ninka sheegtay profissorka
ee la lee yahay BULXAN tolow xaguu kala qaaday bulxanow waxaad ka hadashay xaflad la soo agaasimay
oo dad sooq qaban qaabiyeen loona qabtay qurbajoog adiga maanta hadii aad meel is tidhaahdo
ka hadal cidi kuu iman mayso waxaad tahay nin aan sidaa u sii weynayn maxaad ku gashay PROFISSSORKA
HADII KUWII AQOONTA SHEEGANAYEY SIDAN U HADLAAN maxaad dadkii caamada ahaana u malaynaysaa
anigu horaan u idhi waynaan dareemine dadka kan wax bartaa u daran somalida intii ugu liidatay
ayaa aqoon baratay aan caqliga badan lahayn aqontuna waa cilmi la barto ee caqliga qofka waxba kama bedesho
nacas wax bartay waa nacas uun beenaale wax bartayna waa beenaale uun ninkii wanaagsan ee wax bartay
ayey aoontu kaafidaa ee ahaa run sheega ,fariid ,karti le,daacada wali bulaxan ma maqal maalintaas ayaan arkay
wuxuuna ka sheekaynayey dadka waalan uu uu aqoontooda bartay nin dad waalan ku jiraa kolay
wax waa ku soo duul,duulayaan sida uu u hadlaayey wuxuu ahaa cod care nimaan caqli badan lahayn
wuxuna u ekaa nin wax ka si yihiin isagaanba caadi ahayn amnigaa ah
saykoolijste ku takhasusay dadka aragtidooda walee wax baa ka si ah waxaana haysa cuqdad iyo isagoo
is leh waa kaa dheereyey mana gaadhi kartid umadiisana sharaf buu ku lee yahay oo waa kaas meel
walba lagu soo dhaweynayo meel walba dadkisa kula hadlaya waa raga aan dhagaysto axmed ismail samatar ee
aanad hadalkisa ka dhargeyn xikmad ,run ,daacad ilaahay haynoo daayo xukunkana hanoogu dhiibo

bal bulxanow car qabo kulan oo dadku ha kuu soo galaan waxba ma tihid ee hadalkaa xaal ka bixi
axmed ismaila maaha nin kuu soo jawaabaya oo intuu meel soo fadhiisto odhanaya waxan hadalkaa
ka idhi nina afiisa lagama xaal siiyo waase walgu bartay inaad tahay WAXBA YAHAY ,AQOONEEY BA,A
AQOONEEY AABAHAA WAA AYO .

TUSE TOOSIYE TILMAAME
XUDUN ,SOOL,SLAND
JAMA ADAN MIRE
WA BILAAHI TAWFIIQ