Waxaanu kusoo gabogabaynay Magaalada Mogadishu mid kamida Adeegyada Ihsan Auditing and Consulting Firm oo ahaa ” Audit Services”

0
207

Waxaanu kusoo gabogabaynay Magaalada Mogadishu mid kamida Adeegyada Ihsan Auditing and Consulting Firm oo ahaa ” Audit Services”

 

ALLE MAHADII; Waxaanu 02 March 2023 kusoo gabogabaynay Magaalada Mogadishu mid kamida Adeegyada Ihsan Auditing and Consulting Firm oo ahaa ” Audit Services” taas oo aanu baadhanay Hay’adda Caalamiga ah ee QATAR CHARITY SOMALIA . Waxan u mahadcelinayaa hawlwadeenada Ihsan ee Xafiiska Mogadishu iyo guud ahaan Maamulka iyo shaqaalaha hayadda Qatar Charity Somalia office oo si aad u wanaagsan noogala shaqeeyey assignment kaa aanu fulinaynay muddada labada todobaad ahayd

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here