Waxaan Dhawaan Safar ku Tagay Ismaamulka Dagaanka Somalilida ITOOBIYA Magaalada JIGJIGA iyo Wixii aan ku soo arkay Q.1-aad

0
641

Runtii Madaxwaynaha Cabdi ilay Waan  Shaqasi Mudan Ku Dayasho Waxaan Dhawaan Booqday Caasimada Kilika Shaan Magaalada JIGJIGA  oo ay  ii gu Danbaysay Mudo dhan  Sadex iyo Toban Sano  Anigoo ka Galay Xaga Somaliland Magaalda TOG WAAALE oo ku talaa xadka  qaybiya labada dal.

Waxaan Gaadhay JIGJIGA Goor barqo ah  Saacdu Ahayd ,11 Subaxnimo Waxaan Siimaray Wado Laamiya  oo Isku xidha WAJAALE iyo JIGJIGA.

Magaalada waxaa iiga muuqday dhismayaal dhaadheer oo QURXOON iyo GURYO GAAGAABAN  NADAAFAD AAD U SARAYSAY Magaalda JIGJIGA Waa Magaalo aad u Balaadhatay Waxaa kasocda Dhismayaa aad u tira badnaa Dhismayaasha Qaarkood Waxaa la Ii sheegay waxaa Iska leh QAURBAJOOG  MAALGASHATAY.

 

Hadaba Markii aan Gaadhay Jigjiga Waxaan Maray Dariiq aad u qurxoon oo mara badhtamaha magaalada oo la ii sheegay in la hirgaliyay inta uu talada hayay  Madaxwaynaha kililku Waxaan Booqday Xafiisyada dawlada loo Sameeyay Waxa kale oo aan soo Maray Wasaaradaha dawladu ku shqayso  iyo shaqaalaha oo kulabisan   dhar aad uqurux badan waxaad Garankartaa Kaladanbayn aad u Saraysa oo ka jirtay  Waxaa kale oo ka mid ahaa waxyaabahan layaabay DAWALADA MADAXWAYNE ILAY  WAA DHALINYARO KA SOO QALIN JABISAY JAAMACADAHA DALKA OO RUNTII DADOODU YARTAHAY RUNTII WAA MASKAX FURAN AYAAN ODHANKARAA. 

 

Xaga Amaanka Dadaka Reer jigjiga waxay ku Naaloonayaan Amaan aad u Sareeya .iyo Musuqmaasuqii  oo aad loo yareeyay

 

Waqtigii Iigu Danbaysay Jigjiga Dwaladihii Waqtigaa Joogay Waxay ahaayeen Ku wo Ku Mashquulsanaa  Hanti urursi Isqabqasi Horumar la aan Amaan Xumo Baahsan Hanti boob  Waa Waqtigii iigu Danbaysay JIGJIGA.

LASCO QAYBHA DANBE