Wassir Cukuse agal ka qabya ah dartii buu uuga hadhay saaxibadii iscasilay by Abdi Mustafe

0
664

Wasiirka warfaafinta waa nin waxyaaba badan oo u wada gaara leh. Waxa ka mida mar waa guulwada marna waa munaafaq mar waa muxash-xash marna waa munaafaq mar waa siyaasi siro badan Silaanyo ka haya marna waa beenaale. Cukuse wuxuu isugu jiraa cukusayaal fara badan oo intuu kula balamay garabkii isbahaysiga Kulmiye in uu isna is casilo ayuu hadana kaga baxay.Sababta uugu wayn ee uu sii jeclaystay in uu xilka sii hayo waxa weeye aqal laba dabaq ah ayaa ka qabya ah. Cukuse waa wasiirka uugu mudada dheer ee soo mara warfaafinta sabab too ah wuxuu ku xidhanyay Silaanyo oo uu siro badan na ka hayo. Cukuse waa nin hawl badan oo qaadiro badan oo hadana been ka sheega in Radio Hargiesa meel walba laga maqlo. Wax arinkaa ka jiraa ma jiraan oo miyiga Hargiesa lagama maqlo Radio hargiesa. Cukuse wasaarada si fiican ayuu u bur-bursaday oo shaqaale cusub ma qoro laakiin miisaaniyada iyo wixii kale ee ay soo saarto wasaaradu ayuu sacabka mariyaa. Madaxtooyada hawlo sir ah ayuu u qabtaa oo cid eryi kartaa ma jirto. Cukuse wuu la dhamaysanayaa boob aan xad lahayna wuu ku hayaa wasaarada.

Abmustafe123@gmail.com