Wasiir Muraayad Iyo Marwadda Taladda Dalka Gacanta Ku Haysa Oo Mushaharaadkii Shaqaalaha Ee Wasaaradda Warfaafinta Joojiyay Iyo sababta Ay Talaabadaas U Qaadeen

0
797

Hargaysa: (Halsan)-Wararka aanu ka helaynayo ilo u dhuundaloola Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo Wacyi-galinta,ayaa sheegaya in Wasaarada Maaliyadda Somaliland ee ay horjoogaha ka tahay Wasiir Muraayad ay gabi ahaanba joojisay Mushaharaadkii shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinrta,dhaqanka iyo Wacyi-galinta JSL,oo ka mid ah Wasaaradda hal-bawlaha u ah Qaranka,isla markaana ay shaqaalaha ka shaqeeyaa ay mudo dheer ku jiraa shaqadda.

Ilaa hadda si rasmi ah looma oga sababta keentay in la waayo Musharkii mid ka mid Wasaaraddaha ugu shaqaalaha Badan Dalka,balse sida ay Warar lagu Kalsoonyhay oo ay heshay Shabakadda Wararka ee Oodweynenews.com xaqiijinayaan inay arintani ku lug leedahay Dagaal hoose oo ka dhexeeya Xaawalayda ay Daladda Dalka gacanta ku haysa iyo Wasiirka Wasaaradaasi Cabdilaahi Maxamed Daahir ‘Cukuse’.

Waxaana la sheegayaa in shaqaalaha qaarkood lagu war galiyay in bishan ay jirto Mushahar La’aa, kadib Markii La Sheegay In Bayroolkii Wasaaradu Uu galay Khadka Cas isla markaana uu bixinteeda soo diiday Baanka Dhexe iyo Xisaabaadka Guud Ee Qaranka.

Lama garan karo saamaynta ay talaabadaas ay Wasaaradda Maaliyaddu qaaday keeni karto,balse dad badan ay soi weyn ula amakaagsan talaabooyinka guran ee kasoo fulaya Wasiirka Maaliyadda tan iyo markii ay Xafiiska Wasaaraddaas la

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here