Hargaysa(Halsan):-wasiirka warfaafinta somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo manta u muuqday qof aan caadi ahayn iyada oo rayal caamku isku qanciyeen inuu CABSANAA marka la dhugto habdhaqankiisii Madasha Doorashadu ka socotay, isaga oo si cad gacanta ugu taagay inaanu muuse Biixi noqon musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Kulmiye, iyada oo ay hareeraha ka fadhiyaan madaxweynaha somaliland iyo gudoomiye Muuse Biixi.
yahay musharaxnimada Muuse Biixi Cabdi ayaa la arkayey isaga oo dareenkiisa la qaybsanaya madaxweynaha somaliland oo qosol ku soo dhaweeyey.
Micna badan samayn mayso Codkiisa cida uu siinayo laakiin habdhaqankiisi foosha xumaa ayaa ahaa mid yaxyax ku abuuray shacabka iyo dadweynihii goobta ku eekaa.