Wasaaradda Arimaha Dibeda Somaliland Oo Ka Hadashay Xogo Ku Aadan Ciidamo Dalka Sucuudiga loo qaadayo.

0
726

Hargeysa(Halsan) – Wasiir Xigeenka Arrimaha Dibadda Somaliland Axmed Adan Ismaciil (Keyse), ayaa daadafeeyey wararkii sheegayey in Xukumaddu u dirayso Sucuudiga Ciidamo .si loogu tababaro Sucuudiga islamarkaana ay ka garab dagaalamaan ciidamadooda dagaalka ka dhex socda iyaga iyo Xuutiyiinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here