Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland oo xabsiga U Taxaabtay Muwaadin Is Yidhi laba jeer Qaado kaadhka Diiwaangalinta

0
884

Hargeysa(Halsan):- Wasraadara Arrimaha Gudaha Qaybteeda Diwaan Galinta Madaniga ah waxa ay saaka Xabsiga U Taxaabtay Muwaadin Cabdixakiin Jaamac Maxamed Abokor oo doonayey inuu marlabaad iska diwaan galiyo Xarunta wasaarada isaga oo hore iskaga diwaan Galiyey Magaalada Burco Xarrunta Gobolka Togdheer.

Muwaadinka Ayaa Sever-ka Diwaangalinta Madaniga ah ee Wasaaradu Soo qabtay Kadib markuu damcay inuu marlabaad qaato Card-ka oo uu magic kale ku qaadanaayey waxaana Muwaadinkan oo warbixintiisu hoos ku caday maanta loo taxaabay Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa.

 

Amarka Xadhigan Ayaa waxaa Bixiyey Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha

Sidaa Darteed Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Waxay uga digaysaa bulshada ku Dhaqan dalka inay laba jeer qaataan Card-ka Muwaadinka taasi oo ay kala kulmi doonaan cawaaqib Xumo kuna mutaysan doonaan Xadhig Dheer.degdegww

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here