Hargaysa(Halsan):-Mahamed Cabdilaahi Soofadhiiste Oo Ah Wakiilka Telefishanka Somali Cable Ee Gobolka Saaxil Ayaa Mudo Laba Maalmood Ah Ku Xidhnaa Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Berbera Isagoo Galabta Dib U Helay Xoriyadiisii, Wariyaha Oo Ka Mahadnaqay Cidkasta Oo Ka Qayb Qaadatay Sii DAyntiisa Oo Uu Carabaabay Warbaahinta Somaliland Khaasatan Warbaahinta Gobolka Saaxil, Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil Xaamud Xuseen Cabdilaahi Iyo Cidkastoo Ka Hadashay Xadhigiisii…