WAR DEG DEG AH: TALIYIHII CIIDAMADDA BOOLISKA EE GOBOLKA SAAXIL OO LA DILAY IYO ,BADHASAAB KU- XIGGEENKII IYO ASKARI KALE OO DHAAWAC AH IYO XAALADDA OO KACSAN

0
645

Berbera:(Halsan):-Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Saaxil
Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud Casayr,ayaa sheegaya in maanta
Deegaanka Biyoolay lagu dilay Taliyihii Ciidamadda Booliska ee
Gobolka Saaxil,waxaana sidoo kale la dhaawacay Badhasaab Ku-
xigeenka iyo Askari kale.
Ilaa hadda si rasmi ah looma oga cidda dilkaas gaysatay,walina kamay hadal Xukuumadda iyo Laamaha ammaankuba.Waxa la sheegayaa in
Xaaladda Magaaladdu ay si aad u kacsantahay,isla markaasna si weyn
looga gadooday Dilka Taliyaha. Waxii kasoo kordha kala soco wararkena danbe.