War Deg Deg Ah : Mid kamid ah Musharaxiinta Madaxweyne oo tanaasulay

0
596
War Deg Deg Ah : Mid kamid ah Musharaxiinta Madaxweyne oo tanaasulay

 

Ra;isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cbadirashiid Cali Sharmaarke ayaa shaaca ka qaaday in uu ka tanaasulay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya uu usoo gudbay wareega labaad.

Waxa uu tilmaamya R/Wasaaraha in uu go’aansaday in uu tanasaulo kana haro tartanka, waxa uuna si kaftan ah u sheegay in uu dareemnayo guuxa Xildhibaan iyo cida ay dooranaan, taa oo si kala duwan loo fasirtay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here