War Deg deg ah: Bada Magaalada Berbera Ayaa Goordhowayd Liqday Dad Gaadhaya ILaa Shan Qof

0
697

Berbera(Halsan):-Warar aanu ka helnay Goobjoogayaal Kusugan Xeebta Batalaale Ayaa Sheegaya Inay Bada Magaalada Berbera Ee batalaale ay Liqday (5)qof Oo Dhalinyaro Ah Kuwaasi Ay (4)kamida ay dhinteen Shantaasi Qof oo Lasheegay Inay Kayimaadeen Magaalada Hargeisa Ahaayeena Dalxiis Saaraa Gaadhibasa Waxaana Dhilinyartaasi Dhigtaan Iskuulka Xamdaan Secontoray School Ee Kuyaala Caasimada Hargiesa Gaar Ahaan Calaamadaha
Waxaana ay magacyadoodu Kalayahiin Sidan marxuumiinta;
1; Axmed Haybe Cabdi = Xafaduudu Tahay Calaamadaha
2;Xasan Cismaan Axmed = Xaafadadoodu Tahay Jameecowayn
3;Cismaan =Xaafadoodu Tahay Calaamadaha
4;Siciid Cismaan Axmed= Xaafadoodu Tahay Jameecowayn
Inaal Ilaahi Waa Inaa Ilahayhi Raajicuun

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here