Munich (Halsan):- Ururka kubada cagta ee FIFa ayaa waxaa ay madaxweyne u doorteen Gianni Infantino leh dhalshada dalka Switzerland balse asalkiisu waxa u ka soo jeeda dalka Italy
Mr Gianni Infantino sidoo kale waxaa uu hore u ahaa garyqaan waxaana uu hore uga soo shaqeeyey urukan FIFA
ka hor intii aan madaxweynaha cusub aan la dooran ayaa waxaa uu urukani ansxiyey is badelo lagu sameeyey xeerka u yaala ururkan FIFA
Markii kowaad ee tartankan waa la kala bixi waayay balse waxaa la isku awood sheegtey wareegii labaad ee tartankan waxaana uu mr Gianni Infantino uu 3 cod kaga guuleystay Sheekh Salman oo ah wadad ka soo jeeda dalka Qadar