TACSI TIIRAANYO LEH

0
3227

GEERI NAXDIN LEH: Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan Qoysaska, Ehelada, Qaraabada ,asxaabta ay ka baxeen Maanta Labada Marxuun ee kala ah: Maxamed Cali Mahdi iyo Yusuf Cali Mahdi oo Gacan gardarani ku dishay degaanka mid ah Caasimada DDSI ee Jigjiga. Waxa dhamaanteen inala gudboon Samir iyagana waxaynu ALLE(sw) u waydiinaynaa JANATUL FARDOWS..AAMIIN…AAMIIN…AAMIIN.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here