TACSI
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Maamulka iyo Hawlwadeenada Mareegta HALSAN MEDIA GROUP waxayl tacsi u dirayaan Qoyska, Ehelada, Qaraabada, Asxaabta iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Caaqil Axmed Cabdilaahi Xareed (Weerar) oo ku geeriyooday caawa, Magaalada Gabiley. waxaanan ALLE(sw) Uga baryeynaa in JANATUL FARDOWS Ka waraabiyo