TACSI

0
1137

TACSI

  1. Cabdirasaaq Sh Cali Askar
  2. Rashiid Sh Cali Askar
  3. Cabdiraxman Maxamed Maal
  4. Xamse Xasan X. Yusuf Roble
  5. Cabdiraxim Xasan X Yusuf Roble
  6. Xoosh Cabdi Maxamed
  7. Mubaarik Cabdi Maxamed
  8. Maxamed Axmed Maxamed
  9. Khalid Cabdi Maxmed
  10. Maxamed Sh Cali
  11. IYO DHAMAAN EHELKII MARXUMKA SOMALILAND KUNOOL RAG IYO DUMAR intaanan xusin

Waxay TACSI tiiraanyo leh u dirayaa Qoyskii iyo Eheladii uu ka baxay alle ha u naxariistee maareeyihii wakaalada Dhismaha Jidadka KILILKA 5AAD EE JIGJIGA Marxuum Nimcaan Cabdi Obolos oo ku geeriyooday JIGJIGA “Waxaanu eebe ka baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo marxuumka Qoyskii,Eheladii iyo wadar ahaanteenba samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiin Aamiin.