TAAGEERO BUUXDA: SHIRKA BADBAADADA DIMUQRAADIYDDA IYO SAMABIXINTA SOMALILAND.

0
696

TAAGEERO BUUXDA: SHIRKA BADBAADADA  DIMUQRAADIYDDA IYO SAMABIXINTA  SOMALILAND.

Bulshowaynta WADDANI  ee jecel Nabadda, Xasiloonida &  Dimuqraadiyadda ,  ee deggan  Toronto iyo nawaaxigeedu, waxay si buuxda u taageerayaan  shirka  BADBAADADDA DIMUQRAADIYADDA & SAMABIXNTA SOMALILAND.Guddiga  Fulinta, Hogaanka Haweenka ; Hogaanka Dhalinyaradda ;Xubnaha iyo dhamaan   taageerayaasha WADDANI ee Toronto waxay diyaar la yaheen taageero buuxda- Maal & Maskaxba.   Waxaanu uga digaynaa Maamulka muddo xileedkeesi dhamaaday inay la yimaadan carqalad  ,cago-juglayn  iyo  afcaal waxshinimo ah oo nabad gelyadda khal-khal gelinaaya.Xoogaga mucaaridkana waxaanu ku bogaadinaynaa inay muujiyaan dulqaad, degenaansho iyo geesinimo.

WAA BILAAHI TOWFIIQ.

GUDDIGA WADDANI, TORONTO,GTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here