Suldaan Xiiray xabsiga ha la dhigo suldaan nimadana ha laga xayuubiyo by Abdi Mustafe

0
856
Abdi Mustafe <abmustafe123@gmail.com>

Suldaan Xiiray waa in uu xabsiga mandheera liinta ku cabaa beshiisuna xilka xayuubin ku samaysaa.

Hadaanay dowladu soo dirin Suldaan Xiray maxkamad ha la keeno hadii kale dowlada ayaa soo dirtay

oo gal dad liq ah ul iskaga deyeysay oo wax kalay xukuumadan fashilantay soo wadataa. Suldaanada

hadaan la iska qaban waxa lagu noqon doonaa reer miyigii iyo beelihii wada degenaa een dowlad nimo waxay tahayba u muraadayn. Waa Ceeb in Suldaan xiiray oon malcaamad soo marini yidhii cid waliba suldaanada ayay

ku daba faylayaan. Hadaba hadaan Suldaan xiiray la tooganayn waa in uu noloshisa xabsiga ku dhamaystaa wuxuu ku hadlaya waxay ahayd wadan bbur-burin e.