Suldaan Cadifaad Iyo Qabyalaad Kuxuubsiibtay’ Looma Baahna

0
686

Suldaanka guud ee Beesha Subeer Awal wuxuu ishii ka riday magacii taariikhdiikaraamadii xadaraadnimadii siyaasadeed ee beesha Sacad Muuse iyo Subeer Awal lagu ogaa yaqaanay. Wuxuuna ku dhexmilmay sumcadiisi suldaanimo ka lumiyey mijo xaabiyeey rag colaad iyo naxli la huursan oo mucaarid qabyalaadeed usoo tafo xaytay ka mid yahay mamuulaha Haatuuf Yusuuf Cabdi Gaboobe ex wasiir Max’ed Xaashi Cilmi.
Suldaanku inta aanu dowladda talooyiin siin horta beeshiisa tartanka musharaxnimadooda ka dhex noqodo khilaafkooda siyaasadeed dhex yaala siyaasiinta beeshiisa haka garnaqo marba yaanu Xukuumadda kula soo gal-galan xilkiisa Suldaanimo ee gudaan kari waayeey.
Magacii milgahii taariikhdii karamaadii Sacad Muse iyo Subeer-Awal ayuu halis ku yahay markaasu doonaya inuu hadana Baho-Magaado wax ku raadiyo qabyalaadii soo celiyo Suldankan oo kale Marxuum Max’ed Ibrahim Cigal wu xidhi jiray oo rabayn jiray laakiin wax fariin u cad u ah sidii madaxweyne Muj’ Xaji Axmed Siilanyo shacabkiisu ugu soo baxeen soona dhaweyntii kalka iyo laabta ahayd guud ahaan gobolabada Somaliland siiba Caasimadda Hargeysa. Haddu Suldaanka wax saluugey inuu hadlo sidaa siyaasiinta socod baradka iyo layliga ah Xibiyada mucaaridka lagu tilmaamo ma habboona ayaan darro beeshii Sacad Muse iyo Subeer Awal taariikhda mugaweyn facaweyn ku lahaa saxaada siyaasadda sooyaalka Somaliland Suldaankani khatar iyo halis buu igu filan yahay hadanay ka tashan ama u caqli celinya sowkan Cali Guray iyo Dhegoweyn la fikrad iyo rakaab noqoday Suldaankii dhamaa.” yaa ladiif” Subxaanaka yaa cadiim.”’

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here