Hargeysa (Halsan) Magaalooyinka waaweyn ee Dalka ayaa Hogaanka Sare ee Booliska Somaliland a caawa ilaa bari bandoo ku soo rogayaan kadib dhawaaq maalintii shalay ka soo baxay Isbahaysiga Mucaaradka & Madasha Wadatashiga
Warkan ayaa ilowareedyadda laga helayaa iftiiminayaan inay ku doonayaan Isbahaysiga Mucaaradku iyo Madashu ku dhawaaqista xukuumad ku meel gaadh ah sidii ay hore ugu hanjabi jireen xisbiyadda muncaaradku
Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha somaliland & taliska booliska ayaa habeenkii xalay ka dhawaajiyay in guud ahaan ciidamadda amaanka ee dalka la galiyay heegan
dhanka kale xukuumadda ayaa digniino u diray mulkiilayaasha hoteeladda waawayn ee caasimadda kuwaas oo looga digay inay hoteeladadooda ka kireeyaan xisbiyadda & madasha
Halsan Media Group
Hargeysa/Somaliland