Somaliland: Labada Haween ee ka taliya Aqalkii Ina-Siyaad Bare Lahaan jirtay oo Cagta Mariyey 16 xafiis oo halkaa ku yaalay iyo Masuuliyiintoodii oo Fakaday

0
919

Akhristayaasha sharafta mudanow intaynaan u galin dhacdadan ciwaankeedu sare kuxusan yahay aan idiin sii hore mariyo bal Ninkii dalka loo doortay halkuu ku dambeeyey iyo xaal sida uu yahay. Wa xidhiidh telefoon oo dhexmaray  Marwo Khadija Macalin iyo Cali Xoriyo oo ah nin ka qosliye qasriga madaxtooyada ah waa Dhacdo dhab ah oo sugan. Waxaanu arintu u dhacday sidan:

Cali Xoriyo:   Helo…….;  Eddo ,  Alxamdu-lillaah,  maalintii dhaweyd ee madaxweynuhu hadlaayey aad   iyo aad baan ugu farxay ,  waayo ,  isaga oo aan sidan warqadii yarayd ayaa waxa uu u qudbadaynayey sidii baryo baryo………!

Marwo Khadija:    Eddo, Cali aad baad u mahadsan tahay sidaad wax walba ula socoto ee aad noola soo hadlayso way fiican tahay,  Eddo Odaygiiba waa la dawakhiyey oo qofbaa odhanaya warqada ka eego , midkale ayaa odhanaya dusha hakasii xafido ee seddex layn usii dhiga. Mid seddexaad ayaa odhanaya laba layn  FAR-WAAWEYN halooga sii dhigo…………

Cali Xoriyo:  Eddo , Hello……, Helloooo, maad I maqlaysaa ,  eddo…, sidaasi waa wareer e Madaxweynaha ka daaya .

Marwo Khadiija:  Eddo Maxaynu samaynaa waa NIN BUKA BOQOL U TALI……………………..???????

Dhacdan telfoon oo dhacday dhawaan waxay iftiiminaysaa sida ay talo faraha uga baxday iyo halka uu ku dambeeyey Madaxweynihii dalka aynu u dooranay iyo sida aanu uga soo hadhin Farxadii waad heshay doorashadii 2010. Raga cilmi nafsiga ku takhasusay waxayba yidhaahdeen midkale ayaa dhici lahayd oo ah haddii la odhan lahaa Odayga waad wayday “  Kama soo hadheen, Waad heshaydiina iyana dhibteeda ayay keentay oo waxaa kudaayey xusuustii.

Sidaa darted, ayay Labada haween fursad ugu heleen waa Khadiija Macalin iyo Muraayo Garaad inay ku dhiiradaan talaabada ay 16 xafiis jalaafaha ugu laabeen iyo waliba awood ku gacan qabashada qarsiga madaxtooyada .

 

Lasoco xogota kale oo haka fogaanina Screenka………………………………………..?

 

 

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here