SIYAAD BARE IYO AXMED SIILAANYO MARKA LA IS BAR BAR DHIGO LABADA MAAMUL MAXAY ISKAGA MID YIHIIN MAXAYSE KU KALA DUWAN YIHIIN?

0
841

Xukuumadii kumay jirin afar wasiir oo kasoo jeedey beesha mareexaan isla markaana lama taabtaan ahaa halka xukuumada axmed siilaanyo ay ku jiraan afar wasiir oo kasoo beesha habar jeclo oo aan cidi taaban karin xukuumadii siyaad bare waxa ka mid ahaa maxamed siciid moorgan oo ahaa xubin awood badan isla markaana siyaad bare sodog u ahaa xukuumada axmed siilaanyo waxa ka mid ah baashe cawil oo aan xil ku magacaw nayn awoodo badana la siiyey isla markaana axmed siilaanyo sodog u yahay xukuumadii siyaad bare waxa ka mid ahaa koofiyad dheere oo ahaa odeyga beesha mareexaan oo markuu xaalku kululaado iskugu yeedhey inta taladu ka go do ee beesha mareexaan hase yeeshee golaha gudoomiye kamuu ahayn halka maamulka axmed siilaanyo uu ka mid yahay saleebaan gaal oo ah gudoomiyaha golaha guurtida isla markaana ah odeyga beesha habar jeclo isla markaana markay siyaasadu kululaato iskugu yeedha inta talada haysa ee ka tirsan beesha habar jeclo akhriste inta kale adigu halkaa kasii wad

 

Qalinkii Muj Cali Xaraaro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here