Shirkada Ihsan Auditing & Consulting Firm Oo Soo gabagabaysay hawlo mudo 2 todobaad ah ay ka fulineysay Magaalooyinka  Mogadishu iyo Baydhabo+ SAWIRO

0
12609

Shirkada Ihsan Auditing & Consulting Firm Oo Soo gabagabaysay hawlo mudo 2 todobaad ah ay ka fulineysay Magaalooyinka  Mogadishu iyo Baydhabo+ SAWIRO

Shirkada Shirkada Ihsan Auditing & Consulting Firm Oo Soo gabagabaysay hawlo mudo 2 todobaad ah ay ka fulineysay Magaalooyinka  Mogadishu iyo Baydhabo .

Shirkada Ihsan ayaa kamid shirkadaha ugu waawayn ee dhinaca latalinta ganacsiga iyo xisaabaadka taasi oo hore fadhigeedu U ahaa Magaalada hargaysa, hadase guud ahaan deeganada somalida ka furatay xafiisyo ay ugu adeegto bulshada,ganacsatada, iyo baadhitaanada caalamiga ee haayaduhu ku sameeyaan mashaariicda ay ka hirgaliyaan gudaha somaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here