Sawiro: 87 Dhimasho iyo 185 dhaawac kadib markuu wiish kusoo dumay dhismaha masjidka xaramka

0
653

87 qof ayaa dhintay, 185 kale way dhaawacmeen, kadib markii wiish uu ku dumay dhismaha masaajidka kacbada ee magaalada Makka, Sacuudiga. Shilkan ayaa dhacay iyadoo Muslimiin badan ay ku sugan yihiin magaalada Makka si ay u gutaan Xajka sannadkan. Masaajidka weyn ee Makka waxaa ku socda dhisme lagu balaarinayo.
waxa kalo wararku sheegayaan in ilaa hadda la og yahay hal qof oo Soomaali ah oo ku dhaawacmay.

XAJKA6 XAJKA5 XAJKA4 XAJKA3 XAJKA2 XAJKA1 XAJKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here