SAFARKA MADAXWAYNE OBAMA KU YIMID DALKA KENYA IYO WAXA LAGU XASUUSAN DOONO(SAWIRO)

0
740

9086435dHargeisa(Halsan media)- 25/07/2015: madaxwaynaha dalka maraykanka Barak Hussien Obama ayaa xalay fiidkii gaadhay magaalo madaxda dalka Kenya Nariobi oo ah Aabihii ka soo jeedo.

waxyaalaha la yaabka leh ee lagu xasuusandoona safarkan waxaa ka mida:

1- amaanka magaala oo aad loo adkeeyay ,waxaana amaanka garoonka la wareegay ciidanka FBI-da eemaraykanka oo wata ayda urisa walxaha qarxa aydaas oo ah saraakiil ciidanka ka tirsan.

2- madax wayne ku xigeenka Kenya oon loo ogolaan in uu garoonka tago,ayadoo fooda loo saaray maxkama arinka maxkamda ICC-da

3- Buuq ka dhashay kadib markii uu xoghayaha gaarka ah madaxwayne Uhuru uu taabtay gaadhiga gaarka ah ee Madaxwayne Oboma ee lagu magacaabo “the beast” oo garoonka yaalay.

4- Salaadii jimcaha ee shalay oo wakhtigeedii lagasoo hormariyey masaajidada qaar siiba  kuwa wadooyinka u dhaw oo latukaday 1:00 duhurnimo halkii laga tukanjiray 1:30 dariiqyada oo la xidhayey owgeed.

5- madaxii amniga garoonka diyaaradaha Nariobi oo garoonka lagu dhex baadhay.

makii uu soo degay Obama waxaa ubax ku salaantay gabadh yar,dabadeed wuxuu gacan qaday Uhuru kenyata,dabadeed wuxuu laabta ku qabtay gabadha ay xaga aabo ka walaalaha yihiin

AppleMark
AppleMark

767d9dc364059417084482fa9086435ddb1e8f5becc58935c4d0b198