Sababta Xildhibaan Xaamud Osman xil-ka-xayuubinta Silaanyo u diidanyay by Abdi Mustafe

0
664

Xildhibaan Xaamud Osman oo ay isku hayb yihiin marwo Amina Weris ayay ku barooratay oo ku tidhi warbaahinta ka sheeg in shir gudoonkii golaha wakiiladu xisbiyo kala raacsan yihiin. Xaamud Osman waa damiin wayn oo qudhiisa ayaa UCID ka tirsan ee qabyaalad baa qaaday oo lacagna kaga qaatay madaxtooyada iyo Amina oo uu adeer uugu toosan yahay. Yes xilka xayuubin ama impeachment baa ku soo socota Silaanyo lagu haysto Haamaha oo aqlibiyad gole lagu laalay in aan cid lagu wareejin ayuu Silaanyo xoog ku wareejiyey. Taas oo haybadii goluhu lahaa meel lagaga dhacay ayuu hadana xildhibaan Xaamud Osman badhaacinayaa oo leeyey joojiya mooshinka. Isku soo xoori oo nin wal oo salaan dheer u baxa siibashaa xigi. Silaanyo iyo qoys kiisu ha is xejiyaan iyagaa diiday nabadii iyo cadaaladii waana laga xayuubinayaa xilka e. Waa nasiib daro in madaxtooyada xildhibaanadii oo dhami ka soo hor jeesteen oo ay miciin bideen xildhibaan Xaamud Osman oo si wayn u taageera Jamaal.

 

Abmustafe123@gmail.com