OGAYSIIS MUHIIMA

0
242

OGAYSIIS MUHIIMA

 

Haweenkii ama (dumarkii) Djibouti deganaan jirey sanadihii sideetamaadkii iyo sagaashamaadkii ee hadda ku kala nool degaanada afka somaliga lagaga hadlo iyo dunida kaleba ee wakhtigaa caruur ay dhaleen iska dhigay xarunta lagu xanaaneeyo ubadka ee Manseerada faransiiska kuna xigta dhakhtarka weyn ee Peltier layidha ee ku yaal DJIBOUTI. waxaa la ogaysiinayaa haddii ay doonayaan hooyooyinkaasi in ay dib ula midoobaan ubadkoodii ay dhigeen xaruntaa. Islamarkaana caruurtii ay dhigeen oo kortay ay dhinacooga ka raadinayaan waalidadood. Waxaa laga codsanayaa inay lasoo xidhiidhaan  address yadan hoos ku xusan:

 

Telephone:                00 252 63 8041523

Whatsapp:                00 252 65 9105650