OGAYSIIS JANAASO

0
1357

OGAYSIIS JANAASO

Maxamed Xaaji Mahdi aw Yusuf iyo Cabdillahi Xaaji Mahdi Aw Yusuf , waxay dadweynaha ogaysiinayaan inay Geeriyootay Hooyadood Faadumo Mooge Xirsi , kuna geeriyootay Nairobi Kenya Lagana soo qaadi doono Bari oo Salaasa ah 4:30 Galabnimo iyada oo lagu aasi doono Xabaalaha BAQIIC ee Magaalada HARGEISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here