NAANTA IYO TAARIIKHDA

0
752

download (2)HALSAN MEDIA HARGEISA 01/09/2015– MAANTA OO KALE TAARIIKHDA 1969 Muammer Al-Qaddafi oo ahaa kabtan ciidamada liibiya ka tirsan dadiisuna ahayd 27 jir ayaa hogaamiyey afgambi guulaystay oo lagu riday Boqor Idirkii kowaad ee liibiya , markii mesha laga saaray Idiris ,Qadaafi ayaa loo magacaabay gudoomiyaha golihii maamulka ee cusbaa ee Liibiya ,golahii kacaanka , Qadaafi wuxuu ku dhashay taandho saxaaraha liibiya ah 1942 abihii wuxuu ahaa xoolo dhaqato, wuxuu ahaa arday hibo ku lah wax barashada ,1963 ayuu ka qalin jabiyey jaaamacada Liibiya 1965 wuxuu ka baxay kuliyada malatiriga oo ku taalay Banghazi. wuxuu aaminsana midnimada carabta markay qorsheeyeen afgambiga isaga saraakiil kale waxay sugayeen intii boqorku wadanka dibada uga baxayey, ayadoo Boqorka lu xanuunaysay laga dawaynayo turkiga aya afgambi aan dhiig ku daadan lagu riday maamulkiisii,waxaa la tirtiray boqortooyadii , boqorku 1983 ayuu ku dhintay Qahira Masar oo uu ku joogay nabad gelyo siyaasadeed

Maanta oo ka le taariikhada 1985 sadex iyo todobaatan sanadood ka dib markii uu ku degay waqooyiga badwaynta atlaantiga koox isugu jirta Faransiis iyo ayaa helay burburkii RMS TITANIC, meel 400 mile bari ka xigta Newfoundland .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here