MUUSE BIIXI Oo Loo Doortay Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga KULMIYE

0
654

Hargaysa(Halsan):-Waxa si toos ah loo guddo-galay Doorashadda Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE,Waxaana Ergooyinkii Madasha joogay oo diradoodu tahay 365 xubnood ay u codeeyeen sida tan: 1- waxa u codeeyay in Muuse Biixi uu noqdo Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga KULMIYE 344 Xubnood.
Waxa Diiday 14 xubnood.
muse bixi2 waxaana ka aamustay 7 Xubnood.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here