MUUQAAL: KA QAYB QAADO DIBUDHISKA MASJIDKA AL AQSA EE MAGAALADA HARGEYSA MUUQAAL + SAWIRRO

0
1110

Hargeysa, Ka qayb qaado Dibudhiska Masjidka AL AQSA ee Magaalada Hargeysa Waxa dhammaan laga codsanayaa ummadda muslimka ah, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan dib u dhiska Masjid Al Aqsa ee ku yaalla Xaafadda Xero Awr ee Magaalada Hargeysa .

Haddaba Wixii tabarucat ah ee aad ku darsanayso ku soo hagaaji Account-dan:
DAHABSHIIL ACCOUNT: HRGD30855
E- Dahab : 47448
ZAAD ACCOUNT: 4812666
Fadlan Ka Qayb qaado Tabaruca Masaajidka

CAM02184CAM02183CAM02182CAM02181CAM02180CAM02179CAM02178

https://youtu.be/8Km8jgMg4zM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here