Hargeysa(Halsan):-Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Cadaaladda iyo daryeelka Ucid, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa xilal cusub uu magacaabay Marwo Saamiya Muuse oo uu magacaabay Latiyaha arrimaha dibeda ee Musharraxa Madaxweyne, sidoo kale, Musharrax Jamaal waxa uu magacaabay Gudoomiyaha Kaambeynka ee Finland. Geesta kale, Musharrax Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu masuuliyiintaas faray inay si dhaqso ah u gudo galaan hawlaha loo magacaabay.