Muddane Siciid Cabdilahi Dani Oo Doortay Madaxwayne Cusub ee Puntland

0
806

Muddane Siciid Cabdilahi Dani Oo Doortay Madaxwayne Cusub ee Puntland

 

Garoowe (Halsan) Xildhibaanada golah Baarlamaanka Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta madaxwayne udoortay inuu noqdo Siciid Cabdulaahi Dani

Madaxwaynahan cusub ee saaka Puntland yeelatay ayaa waxaa doortay golaha baarlamaanka Puntland,  waxaanu madaxwaynaha ladoortay ku guulaystay cododka 35 Xildhibaan.

Taariikhda madaxwaynaha iyo warar kale oo dheeraada oo ku saabsan madaxwaynaha cusub kala soco wararkayaga dambe