Maxaad ka Taqaan Taariikh Nololeedka Ambasatoor Professer Mohamed.M.Adan + Faallo

0
724

Maxaad ka Taqaan Taariikh Nololeedka Ambasatoor Professer Mohamed.M.Adan + Faallo

-Gabiley – Amb.Mohamed.M.Adan Waxa uu Waxbarashadii Heer Sare ka dhigtahay BSC phisics/Matematics Jaamacada Lafoole Wakhtigii Soomali weyn La isku odhan jiray maamulka Somaliya iyo Kan Somalilandba Sidoo kale waxa uu Amb.Mohamed.M.Adan waxbarashadiisa qayb ka mid ah ku qaatay Jaamacada Oslo Norway Kuliyada BA Bilingual specialist English /Norwegian sidoo kale waxa uu Mohamed aadan Heerku ugu saraysay Waxbarasho ka galay High Diploma in Turism and business bussiness school Norway markaan ka imano waxbarashada uu ku qaatay dalka somaliya iyo wadanka Norway

Hadii aan eegno Amb.Mohamed.M.Adan  dhanka shaqooyinkii uu ka qabtay dawladaha Soo Maray Somaliland

  1. Waxa uu ahaa Macalin sare ka ahaa Jamacada Lafoole wakhtigii Taariikhdu ahayd 1980 – 1985
  2. sidoo kale profeseer Amb.Mohamed.M.Adan waxa uu ka mid ahaa Golihii dhexe ee SNM
  3. sidoo kale waxa uu ka mid ahaa xildhibaanada sare E Somaliland Wakhtigii dawladii Ugu Horaysay Ee Jamhuuriyadan Somaliland  Ee uu madaxweynaha ka ahaa Cabdirahman Tuur sanadkii 1991-1993
  4. sidoo kale waxa waxa uu Amb.Mohamed.M.Adan Waxa uu Ahaa Wakiilka Jamhuuriydan Somaliland Ee Norway 2004- ilaa 2012
  5. Haatan wakhtigan aan Joogno Waxa uu Ambasatoor Professer Amb.Mohamed.M.Adan Jooga Dalka laakin waa Macalin Weyn Dalka Norway

Maxaa Ugu Muhiimsanaa Amasatoor Amb.Mohamed.M.Adan Xiligii safiirnimada Hayey

  1. Waxa uu dalkan Somaliland keenay shirkad weyn oo ka ganacsatada batroolka wali haddana ku sugan Somaliland Waxanaykamid Tahay Horumarka Uu professerku Amb.Mohamed.M.Adan ku Soo Kordhiyey Somaliland
  2. Sidoo kale waxa uu Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin Wakhtigii Uu Tagi jiray Dalka Norway uu ku soo Dhaweeyey Dalka Norway isaga oo qayb Laxaadleh Ka Qaatay Abaabulida Soo Dhaweynta Madaxweynaha Somaliland
  3. Sidoo kale waxa jira wasiiro badan oo dalka Norway shaqo u tagay waxa Uu Ku Qaabilay Waji Fiican Oo Furan

 

Hadii aan faaladaa Wax kabaro Taariikh Nololeedka

Amb.Mohamed.M.Adan aanintaa kaga baxnbo hadda waxa uu Amb.Mohamed.M.Adan ka shaqeeya Horumarka Iyo Caawinta Dadka Dan’yarta ah ee Tabaalaysan waana xoghayaha guud ee khayraadka dabiicida ah ee  Xisbiga cadaalada iyo daryeelka Ucid sidoo kale wax uu hami iyo xiigsi u hayaa in uu Wax ka qabto Sida Tuulooyinka dalka Somaliland in uu Wax ka qabad u sameeyo isagao oo lakaashanaya ilaahay Hadii aan soo dhaweyno waxqabadkeena qof xasuusanaya waa arin wanaagsan Amb.Mohamed.M.Adan waxa uu hadda ku sugan yahay Caasimada Somaliland ee haragaysa Waana Xogahayaha Guud ee Xisbiga ucid

 

Amb.Mohamed.M.Adan waa amb u leh aqoon kaamila iyo Cilmi kaamila waana Amb.Mohamed.M.Adan wax ka dhigan jiray jaamacadii Lafoole ee dalka somaliya macalina ka sooahaan jiran Haddana ah Macalin sare Oo Wax Ka Dhiga Jaamacada Dalka Norway Ee Oslo Waana Amb.Mohamed.M.Adan Waamid aan Somaliland ahaan ku faani karno qof aqoontaa iyo waayo aragnimadaa uleh Habka siyaasadeed iyo habwaxbarashoba Waxanu Sitaa Shahaadooyin Diploma ah Waa Amb.Mohamed.M.Adan u Qalma In Taariikh Nololeedkiisa laga Sheekeeyo waana Amaasatoor in badan la soo shaqeeyey Dawladii Siyaad bare Ilaa Xukumadan Hadda Xukunta Dalka Somaliland Waxay ku Cadaynaysaa Aqoonta uu leeyahay Waxyaabo Badan Oo Dunida Duleedka Barto Waana Amb intii Dugsiga ugu Saraysay Ku Soo Qaatay Wadamada Shisheeye Ee Dalka Norway markaan dib U Eegno Cilmiga iyo Shahaadooyinka Uu hayso Amb.Mohamed.M.Adan Waxay cadaynaysaa Inuu Wadankiisa Uga Faaiidayn Karo Waana Masuul Hadda Ka warhaya Dadka Tabaalaysan Ee aan waxba Haysan Ugu Deeqa Wixii Uu Hayo Waana Masuul Ku Dayasho Mudan Inta aan Xilal kahayn

 

 

Amb.Mohamed.M.Adan

Casimada Somaliland

 

Lasoco Qaybta Labaad Todobaadka Gudihiisa

 

Alla Mahad leh

Qalinkii

Sakariye Nuux Ibraahim

Qodaalnews

GAbiley Office