Masuul Kale OO Daqiiqaddo Yar Ka Hor Ku Dhawaaqay Inuu Dibadda Ka Yahay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

0
683

Hargaaysa(Halsan):- War hadda nasoo soo gaadhay ayaa sheegaya in hadda daqiiqado ka hor uu iclaamiyay inuu shaqaddii Wasiir-nimo ka tagay Wasiirkii hore ee Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee Somaliland, Faarax Cilmi Geedoole,kaas oo la safnaa Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda,horena u shaaciyay inuu musharax Madaxweyne Ku-xigeen yahay.