Marwada Kowaad ee Dalka Amina Waris Iyo Wefti Xukuumada Ah Oo Deeq Gaadhsiiyay AGABAR

0
597

Hargaysa:(Halsan):-Marwada Kowaad ee Dalka Marwo Aamina Sheekh Maxamud Jirde,oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa Maanta Gaadhsiiyay Degmada Agabar ee Gobolka Gebilay Deeq loogu talo galay dadka ku tabaaloobay abaaraha jira iyo Gaadiid ay degmadu ku shaqayso.