Magaalada Naples oo lagu soo bandhigay Pizza

0
633

Pizza-haani aadk u dheer ayaa waxaa lagu soo bandhigay magaalada Naples ee dalka Italy, iyadoo ay usoo daawasho tageen Boqolaal shacab ah.

Pizza-haani aadka u dheer ayaa waxaa cabirkiisa lagu sheegay 1.8 km, waxa ayna Kooxda sameysay xustay inuu yahay kan ugu dheer caalamka.

Pizza-haani ayaa waxaa lagu qoray Buugaga Mucjisooyinka caalamka lagu diiwaan galiyo.

Kooxihi ku shaqada lahaa karinta Pizza-haani ayaa sheegay in sameyntiisa ay qaadatay dhowr saac oo xiriir ah.

piz1 piz2 piz3 piz4 piz5 piz6 piz7

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here