MADAXWEYNUU BILAA WARQAD HA QUDBADEEYO “WAA KEENE IYO KORDHIYE”.

0
632

KEENE . waar yaa  kordhiye  saaxiib  qudbaddii  la  yidhi  madaxwey-nahaa

 

akhriyay  ee  ku  qoran  warbaahinta  miyay  kuula  ahayd  mid  hadal

 

madaxweyne  leh  mise  waxay  u ekayd  hadalka  mefrishyada  lagaga  murmo

 

KORDHIYE  . saaxiib  hadalku  wuxuu  u ekaa  mid  fadhi  ku  dirir  mid  xaaladda  la  marayo

 

ku  habboon  muu  ahayn  halkaana  waxa  ka  caddaanaysa  in  odayga  warqad  qoran

 

oo  weliba  muddo  la  xafid  siinayay  loo  soo  dhiibayo .

 

haddii  aanay  sidaa  ahayn  madaxweynuu  bilaa  warqad  bulshada  haw  qudbadeeyo

 

oo  ha  iska  difaaco  xasuus  male  iyo  waxan  ay  sheegayaan

 

wa salaama  caleykum  .

 

mahadna  (ALLAA  ) iskale

 

guuleed  liibaan  ( caynabo)