MADAXWEYNE SIILAANYO OO SAAKA KORMEER KEDIS AH KU SOO MARAY MAXAKAMADAHA IYO GOOBO KALE + SAWIRO

0
706

koooorkooorrrrkooorrrrkoooooookookoopkoooooooookorrrkorrrrrrrrkorrrrrrkorrrrrkorrrrkorrrrrHargeysa(Halsan):-Kormeerkan Madaxweynuhu ku tegay Maxkamada sare, Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex, Maxkamada Degmada, Xeer ilaalinta Guud iyo Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka ayey ujeedadiisu la xidhiidhay ka midho dhalinta iyo dhiirigelinta in dalku noqdo mid u hogaansan laguna hago cadaalada, iyadoo mudooyinkii u danbeeyey shacbigu u dhegtaagayeen dedaalka uu waddo gudoomiyaha Maxkadamda Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, oo intii madaxweynuhu magacaabay ku talaabsaday horumar weyn ummadduna mahadisay.