Madaxweynaha Africa ugu hurdada badan xiliyada ay shirarka socdaan oo la ogaaday (Daawo Sawirada)

0
689

Madaxweynaha dalka Zimbabwe, Robert Mugabe, ayaa waxaa lagu dhaliilay inuu yahay Madaxweynaha ugu hurdada badan xiliyada ay socdaan shirarka africa khuseeya.

Xisbiyada mucaaradka ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu hoos u dhac u keeno Siyaasada Zimbabwe, kadib markii inta badan khudbooyinka ay ku dhaafan hurdada.

Mucaaradka ayaa Mugabe ku sheega inuu yahay mid aad u ad adag, balse aan la socon horumarada laga gaaro Siyaasada, sababo la xiriira ku dhex hurudka shirarka caalamiga ah.

Mugabe ayaa waxaa lagu sheegaa inuu yahay Madaxweynaha ugu da’ da weyn taasi oo ugu wacan inuu u bato dhanka hurdada.

bob4 Robert Mugabe bob6

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here