Madaxwayne Erdoğan Oo Ku Horreeya Doorashada Ka Dhaceysa Dalka Turkey

0
154

Madaxwayne Erdoğan Oo Ku Horreeya Doorashada Ka Dhaceysa Dalka Turkey

Iyada oo ay soo dhowdahay doorashada madaxweynaha iyo golayaasha deegaanka ee dalka Turkey ayaa waxa muuqda ifafaalo dadka codeynayaa ay u xaglinayaan dhinaca madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan.

Laba xog ururin ah oo la sameeyeyay ayaa muujiyey inuu madaxweyne Erdoğan ka horreeyo musharaxa la tartamaya ee Kemal Kılıçdaroğlu. Doorashada ayaa dhici doonta 14 ka May.

Warbixin gaar ah oo ku saabsan doorashada Turkey waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.