Madaxwaynaha 3 hal xidhaale ayaa horyaala..W/Q Guuleed Maxamed Ismaaciil

0
969

Madaxwaynaha 3 hal xidhaale ayaa horyaala..W/Q Guuleed Maxamed Ismaaciil

Guuleed Maxamed Ismaaciil

  1. In madaxwaynuhu umdii doorashadii ku kala dhimatay ee aadka ukala fogaatay isu ururiyo oo bogooda burcad isku mariyo oo inta wax tirsanaysa wixii garawshiiyo leh loo garaabo.
  2. Iyo in madaxwaynuhu cadaalada saami qaybsiga ku soo noqdo waliba saamiga cida uu ka maqanyahay maaha beesha dhexe ee waa beelaha darafyada harti iyo samaroon ee labadaa beelood saamigay somaliland ku lahaayeen uu madaxwaynuhu siiyo.

 

3.iyo in xisbigii laga guulaystay doorashadii ee waddani laga raaligaliyo kalmadii ahayd somali wayn ayay inagu wadaan

Hadaba xisbiga talada haya waxa la gudboon inay garawashiiyaha yeeshan si umadda la iskugu waddo dalka iyo dadkana loogi jiheeyo
Horumar iyo badhaadhe

Waxan qabaa in dalka iyo dadkuba maamlmo wanaagsan oo intan kafiican ay gaadhi doonan hadii saddexdaa arimood si wanagsan wax looga qabto .

Somaliland waxan u rajaynayaa guul iyo gobonimo

Gullied Moh Ismacil

</p<>

ShareThis

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here