Madaxtooyadii S/Land Waxa Ka Taliya Casaabad aad Moodo Inaanay Miyir Qabin, oo Xaaraan, Xoolo ay Boobaan..

0
571

Madaxtooyadii S/Land Waxa Ka Taliya Casaabad aad Moodo Inaanay
Miyir Qabin, oo Xaaraan, Xoolo ay Boobaan, Dhiiga Shacabka, Isku Dirka
Umada uun Habeen Walba Ka Taliya, Subxaanalaa.

Horta Aamina Weris & Odeyga Maqaar Saarka ee Meesha ay Ku Hayso, Miyaanay Ka Baqayn
In Madaxtooyadu ay Ku Dunto, Waayo Wakhti Kasta, Saacada Kasta, Waxa Ka Soo Burqanaya
Dulmi & Munaafaqnimo, oo ah Xoolaha Umada Ka Dhaxeeya Inoo Soo Dhaca oo Soo Xaraasha
Waa Dekedii, Haamihii, Guryihii, Wershedihii, Buurihii, Xiitaa Goobihii Waxbarashada Womens
Club, Taloow Maxaa Xigi Masaajidada, Subxaanalaa.
Aamina Weris, Dulmiga ayey Talisaa oo Wata Shacabka Cabudhiya, oo Soo Xidha oo Xabad La
Dhaca oo RRU, U Dirta, Xiitaa Goobihii halinyaradu Ku Ciyaaraysay ee Garoomada , Taloow Miy-
aanay Ogeyn inaan Dhiiga Muslinka ee Dhayal Lagu Daadiyaa aanu Ilaahayna Ka Cafineyn oo ay
Aduunka & Aakhiraba eedi Doonto. oo Waa Taa Imika Umadii Ka Faquuqan ee Islaanta ayaa Dulmiga
Talisa Lagu Wada Sheegaya, oo Qaar aad Moodo Inuu Irsiqoodu Ku Go,ay , oo ay Wada Dhufaantayna
ay Soo adeegsato, Hadaad Shacabka Xabad & Xadhig Ku Muuquunin Waydaan Xilkiina ayeydun Waayi.
Kuwaaso, Wasiiro Sheegta oo Sida Eeyda Madaxtooyadu Soo Qabta Tidhaahdo oo Iyagoo Maqiiqan oo
aad Moodo Inuu Imaankuba Ka Maqan Yahay, Waxay Islaanta Lacagta u Waalatay Soo Fartay Markaaba
Fuliya.
Wasiirka Arimaha Gudaha, Taliyaha Booliiska, Wasiiro Ku/Xigeeno, Cali Gadh-dheere, Cali Dhagoole, Bash-
iir Xariir & Qaar Kaloo Badan Sida Badhasaabada & Maayirada Gobolada, Taloow Aamina Weris Iyadu Sharaf
& Xishood & Xayadiiba Waxay Siisatay Xaaraan, Lacag oo Ilaahay & Umadaba Waanag Kuma ag Laha, ee Kuwan
Dembigeedii Kula Gubanaya ee Amar Khaldan Ka Qaadanaya ayaa Kaba Sii Daran, ee Shicibka Kicinaya ee aan
Xiitaa aan Kor Imanayn ee Sida Awrta Hirgoo, Markay Islaantu Soo Farta Ku Dhaqaaqaya, ee In Dha La,aanta Ku
Socda, ee Wadanka & Shicibka Midna u Tudhayn, ee Kursiga Ku Ilaashanaya Inay Dulmi Kasta & Xumaan Kasta
oo La Faro Ku Dhaqaaqaya.
Bal u Fiirso, Berbera Waxa Ka Socda, Boorama, ee Madaxweyne Maqaarka Saarka aanu Ka Hadlayn, Hadana
inta Buste La Huwiyey, Lagu Sheegayo Madaxweyne ayuu Wadanku Leeyahay, Cida Talisana ay Tahay Islaanta
Aamina Weris ee Miyirkii & Maankiiba Ka Raacay Xaaraan & Xoolaha Umada oo ku Doonto inay Xoog & Dhiigba
Ku Doonto Kuna Daadiso.
Anigaa Ka Masuula, In Runta & Xaqana Laga Hadlo Waa Waajib.
Wabilaahi Tawfiiq

Asha Jama
ashaa.j@live.nl

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here