HALSAN MEDIA HARGEISA 29/08/2015 Maanta oo kale taariikhda 1945 madaxwaynii maraykanka Harry Tuuman ayaa soo saaray amar fulineed # 9639 oo uu awood ku siiyey xoghayihii ciidanada navyga maraykanka in ay la wareegaan qaar ka mida xarumaha saliida sifeeya iyo shirkadaha xamuulka asgagoo kaga jawaabayey shaqo joojin ay sameeyeen shaqaalaha saliidu,warshedaha lala wareegayna waxaa ku jiray qaar ay lahaayeen , Gulf, shell stander,iyo union oil.
maanta oo kale taariikhda 1876 waxaa dhashay ninkii alifat selefka baabuurta ee electicga ah oo ahaa injineer maraykanah lana odhanjiray Charles Franklin Ketting oo ku dhashay Loudonville Ohio.