HALSAN MEDIA HARGEISA 28/08/2015 Maanta oo kale taariikhda waxaa halkii ugu saraysay gaadhay dhaqdhaqaaqii xuquuqal insaanka ee maraykanka madow markii Martin Luther King, Jr uu la hadlay 250000 oo qof oo ka soo qayb galay isu soo baxii ama mudaharaadkii socodka Wishington, ayagoo dalbanayey xuquuqda codaynta , shaqooyin loo simanyahay,iyo in la soo afjaro midab kala sooca.