MAANTA IYO TAARIIKHDA

0
572

download (3)HALSAN MEDIA HARGEISA 03/09/2015——– MAANTA OO KALE TAARIIKHDA 1783 WAXAA LA SAXEEXAY HESHIISKII PARIS,

Waxaana si sharciya u dhamaaday kacaankii Maraykanka , kadib markii wakiilo ka socday Maraykanka , Ingiriiska , Isbaanishka ,iyo  Faransiisku ay saxeexeen hashiiskii Paris, saxeexidaas oo ka turjumaysay in xaalada Maraykkanka in uu yahay wadan xor ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here