MAAMULKA IYO HAWLWADEENDA HALSAN MEDIA GROUP Waxay tacsi u dirayaan……….

0
764

TACSI

Maamulka iyo Hawlwadeenada Mareegya HALSAN MEDIA GROUP waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Geerida Marxuum Cabdi Askar Mire oo manta 25.01.2018 lagu aasay Magaalada Gabiley. Ehelkii, Qaraabdii iyo Asxaabtii uu ka baxayna waxaanu leenahay Samir iyo imaan , Marxuumkana Alle ha geeyo JANATUL FARDOWS . AAMIIN…..AAMIIN….AAMIIN